Regia Anglorum

Víkingr

Regia Anglorum (waa weedh waqti hore ah oo macnaheedy yahay Boqortooyooyinkii Ingiriiska) waa mis ka mid ah kuwa ugu waaweyn adduunyadan eek u hawlan noolaynta taariikhdii hore ee casrigii midhiifalka iyo dib u soo kicinta dadyowga. Ururkani wuxu diiradda saaraa noloshii dhinacyada milateriga iyo shicibka ee Ingiriiska sannadihii AD 900 ilaa 1100. Regia Anglorum imika waa urur caalamiya 00 35 jirsaday, inkastooy xaruntiisu tahayIngiriiska waxay xubno ku leeyihiin addunkoo dhan oo ay ka mid yihiin Woqooyiga Maraykanka, Afrikada Koonfureed, Iskandaniifiya iyo Bariga Yurub.

Dib u soo noolaynta dagaako waa hore la ilaaway waxay ka mid tahay bandhigyada ay u soo bandhigandadweynaha, waana qayb keliya oo ka mid ah hawlaha ururkan. Xubno badani waxay dib u eegayaan farsamooyinkii hidaha iyo dhaqanka sida qori-qorista, xaradhka, maaska, dhagax-qorka iyo waxyaalo kale oo aanu ku jirin milaterigu. Hawlahaasi waxay ka mid yihiin Noloshii Xilligii madoobaa, waxana lagu soo bandhigaa bandhigyo sannadka oo dhan.

Ka eeg hoos bandhigyadayada soo socda:

Jorvik Viking Festival

18 Febraayo 2023 (Sabti)
Goobta: York, Yorkshire
Lambarka boostada: YO1 9WT

Grimfælfest

08 Sebteembar 2023 (Jimce) – 10 Sebteembar 2023 (Axad)
Goobta: Grimsby , Lincolnshire
Lambarka boostada: DN32 0EQ